Turkiga Oo Xusay 93 Guurada Dagaalkii Ay Ku Jabiyeen Giriiga iyo Reer Yurub

    0

    Ankara(SLpost)-Dalka Turkiga ayaa sanad guuro dhoolatus ciidan ah u sameeyay 93 guuradii ka soo wareegty wakhtigii ay jabiyaan dalka Giriiga iyo isbahaysigii reer Yurub ee taageerayay, waxaana warbaahintu tabisay madaxweyne Ordigan oo ciidamada hor socda.

    Halkan Ka daawo

    https://youtu.be/U1pjuXwHJ_w