Maareeyaha Haamaha Keydka Shidaalka Oo Iska Difaacay Musuq-maasuq Lagu Eedeeyay

    0

    Berbera(SLpost)-Maareeyaha Kaamaha Keydka Shidaalka ee Berbara, Saleebaan Siciid, ayaa iska difaacay eedaymo ay u soo jeediyeen Shirkadaha shidaalka keena ee lagu wareejinaayay haamaha shidaalka.