Daawo;-Dood Su’aalo Aanay Mahadin Lagu Waydiiyay Sadexda Guddoomiye Xisbi oo Dhamaystiran By News Editor - August 30, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Doodan ayaa lagu waydiiyay su’aalo aan looga tudhin sadexda gudoomiye xisbi, waxaana su’aalaha waydiinayay intooda badan dhalinyaro u badan kuwa jaamacadaha daka.