DAAWO: Maareeyaha Wakaallada Biyaha Hargeysa Oo Kulan La Qaatay Jaalliyada Bristol By News Editor - August 4, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Bristol, (SLpost)- Maareeyaha wakaallada biyaha Hargeysa Ibraahim Siyaad Yoonis oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa cariga Ingiriiska ayaa kulan xog-wareysi ah la qaatay jaalliyada reer Bristol.