Nuxurka Wada-hadal Qasriga Madaxtooyada Ku Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Iyo Wakiil Ku-xigeenka QM Ee Soomaaliya By News Editor - August 3, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka wakiilka qaramada midoobay ee Soomaaliya.