DAAWO: Maxay Aqoontu Saamayn U Yeelan Wayday?

    0

    Hargeysa, (SLpost)- Aqoonyahan Maxamed Cali ayaa dhalinta Hargeysa la wadaagay waayo-aragnimadiisa aqooneed, waxaanu si qoto dheer uga hadlay sababta ay aqoontu saamayn taban u yeelan wayday, marka laga hadlayo Somaliland.