DAAWO: Dood Kulul Oo La Xidhiidha Muddo Kordhinta Oo Dhexmartay Mucaaradka, Goleyaasha Iyo Xukuumadda

    0

    Dood kulul oo ku saabsan muddo kordhinta ay golaha guurtidu u sameeyeen xukuumadda iyo wakiillada ayaa dhexmartay siyaasiyiinta Mucaaradka Iyo Muxaafadka Somaliland, taasoo uu u qabtay Telefishanka HCTV.

    HALKAN KA DAAWO:-

    https://youtu.be/XmJg7rO1sPw