DHALASHO FARXAD LEH: Caydaruus Sh. Cumar iyo Suleekha Yuusuf oo Gabadh ugu dhalatay Hargeysa

    0

    hambalyo dhalashoMaamulka, Tifaftireyaasha iyo Hawl-wadeennanada Shabakadda Caalamiga ah ee Somalilandpost.net waxa ay halkan hambalyo Dhalasho Farxad leh uga dirayaan

    Caydaruus Sh. Cumar Geeddi

    iyo

    Suleekha Yuusuf Aw-Faarax

    Oo Habeenkii Salaasada ee ku beegnayd 28/07/2015 Gabadh ugu dhalatay Hotelka KAAH ee magaalada Hargeysa. Gabadhaas oo loo bixiyey Faadumo Caydaruus Sheekh Cumar waxaanu ugu ducaynaynaa inuu Eebbe ka dhigo tii Dalkeeda, Dadkeeda iyo Diinteeda Anfacda. Aamiin…………………..Aamiin………………………Aamiin.