Safiirka Somaliland Ee Dalka Mareykanka Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay By News Editor - July 19, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa, (SLpost)- Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan xukuumadda ayaa maanta ku soo dhaweeyay madaarka Cigaal ee Caasimada Hargaysa Safiirka Somaliland u Fadhiya dalka Maraykanka Ambassador Rashiid Gaaruf. HALKAN KA DAAWO:-