Maayarka Laascaanood Oo Ka Hadlay Dhismeyaal Waddo Oo La Hirgelinayo Magaaladaas

    0

    Laascaanood, (SLpost)- Waddooyinka cusub ee laga hirgalinayo magaalada Laascanood ayaa waxa ka hadlay maayarka degmadaas.