Hargeysa (SLpost)- Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo ka mid ah Culimada si weyn looga yaqaanno deegaannada Soomaalida, ayaa Muxaadaro Diini ah oo Qiimo badan oo ciwaankeedu yahayHANKA SARREEYA ka jeediyey Masjika Cali Mataan ee magaalada Hargeysa gelinkii dambe ee Arbacadii shalay.
HALKAN KA DHEGAYSO

