KULMIYE Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Xisbiyadu Xukuumadda Ujeediyeen By News Editor - July 13, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Xoghaya xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf ayaa ka jawaabay eedo is-daba jog ah oo dhawaanahan axsaabta mucaaradka ahi huwinayeen xukuumadda madaxweyne Siilaayo: HALKAN KA DAAWO SHIRKA JARAA’ID EE XOGHAYAHA: https://youtu.be/y3gMSlHxvD0