Madaxweynaha Oo Qaabilay Wefti Ka Socda Baanka Adduunka

    0

    Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wefti ka socda Baanka Aduunka oo ay hogaaminayso u qaabilsanaha arrimaha ganacsiga oo fadhigeedu yahay Washington.

    HALKAN KA DHEGAYSO:-

    DSC_0040