DAAWO Taxanaha Qaybta 9aad ee Taariikhdii TATAARKA iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil By News Editor - June 28, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Halkan Hoose ka dhegayso Qaybta 9aad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.