DAAWO: Somaliland Oo Laga Xusay Maalinta Bad-mareennada Adduunka By News Editor - June 26, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Berbera, (SLpost)- Munaasibad lagu xusayay maalinta bad-mareennada adduunka ayaa lagu qabtay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, taasoo ku beegan 25 bisha June. HALKAN KA DAAWO MUNAASIBADDAAS:-