Halkan ka daawo Qaybta 7 ee Taxanaha Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.
Â
HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO

