Hargeysa, (SLpost)- Kulan hawleed kulmiyay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa lafo-guray shaqada iyo shaqaalaha Somaliland oo saddexdii biloodba hal mar la iskugu yimaado ayaa ka qabsoomay hoolka Machadlka tabobarka shaqaalaha dawladda.
HALKAN KA DAAWO:

