Hargeysa, (SLpost)- Culimo waaweyn oo Soomaaliyeed ayaa si faahfaahsan uga hadlay bisha barakaysan ee ramadaan.
Dooddan ayaa si gaar ah uga hadlaysa muslimiinta ku kala nool dunida dacaladeeda iyo duruufaha ay ku kala jiraan ee ay ugu bilatay bishan barakaysan ee Ramadaan.
Culimada ka qayb qaadanaysa dooddan oo idaacadda BBC-du qabatay ayaa waxa ka mid ah:-
- Sheeh Maxamed Cumar Dirir
- Sheekh Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar
HALKAN KA DHEGAYSO:-

