“Madaxweynaha Ma Aqoonsan Doono Haddaanu Heshiiskii Xisbiyada Go’aan Kasoo saarin Ka Hor 26-ka June” Musharaxa UCID By News Editor - June 17, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa, (SLpost)- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay inaanay madaxweyne Siilaanyo aqoonsanayn haddaanu go’aan kasoo saarin heshiiskii xisbiyadu ka gaadhin khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii guurtidu samaysay.