Af-hayeen Dhuxul Oo Ka Hadlay Safar Uu Ugu Maqnaa Dalka Mareykanka

    0

    Hargeysa, (SLpost)- Af-hayeenka madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo muddooyinkii u dambeeyay safar ugu maqnaa Mareykanka ayaa maanta dalka kusoo laabtay, kana safarkiisa.

    Afhayeenka oo warbaahinta kula hadlay qolka nasashada ee madaarka Hargeysa ayaa sidoo kale ka fal-celiyay su’aalaha inta badan bulshadu is-weydiiso ee la xidhiidha xukuumadda iyo waxqabadkeeda.

    HALKAN KA DAAWO HADALKA AF-HAYEENKA: