Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Kormeer ku Tagey Gobolka Sool

    0

    Laascaanood, (SLpost)- Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeyo Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale ayaa kormeer shaqo ku tagey sal dhigyada ciidamada qaranka ee gobolka sool isagoo u kuur galaya xaalada guud ee ciidamada qaranka ee jiidahaas ku sugan