Xubno Ka Mid Ah Guddigii Ka shaqaysay Ictiraafkii Cardiff oo Hargeysa Lagu Soo Dhoweeyey By News Editor - June 8, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa, (SLpost)- Xubno ka mid guddidii kasoo shaqaysay ictiraafkii magaalada Cardiff ee dalka UK ayaa dalka lagu soo dhaweeyay, isla markaana ka hadlay dareenkooda.