Daawo:- Dalka Masar Oo Si Balaadhan Looga Xusay Maalinta Qarannimada Somaliland Ee 18 May

    0

    Qaahira, (SLpost)- Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa lagu qabtay xuska sannad guurada 24-aad ee kasoo wareegtay maalintii ay Somaliland madax-banaanideeda kala soo noqotay dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya.

    Munaasibaddan ayaa waxa soo qaban-qaabiyeen ururka ardayda reer Somaliland ee dalka Masar.

    Halkan ka daawo:-

    https://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=dNZrCETBV6w