Hambalyo Meher Farxad leh: Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre) iyo Khadra Aadan Muuse

    0

    hambalyoGuddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), Madar Cabdi Axmed,Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale), Ibraahin Axmed Maxamed (Shiine), Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye), Eng. Cabdicasiis Cali Nuur,

    Guuleed Cabdi Buushe,

    Maxamed Saleebaan Cumar

    Cabdiraxmaan Xasan Cabdi,

    Siciid Cawil Axmed,

    Cali Jaamac Maxamed,

    Muuse Faarax Jaambiir,

    Khadar Iid Kaariye,

    Khaddar Maxamed Cakulle,

    Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye,

    Xayaad Maxamed Cabdilllaahi,

    Sahra Cabdiwahaab Sheekh Axmed,

    Saleebaan Ibraahin Xaashi,

    Xasan Cumar Xasan,

    Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma),

    Maxamed Cabdalle,

    Saleebaan Ibraahin Xaashi (Saleebaan-guray),

    Nimco Cumar Maxamuud,

    Safiya Cali Yuusuf,

    Sahra Ciidle Nuur,

    Ayaan Cabdirisaaq Jaamac,

    Nafiisa Maxamuud Muuse,

    Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago),

    Faysal Xiis Weerar (Afgaab),

    Cabdiqaadir Aadan Carab,

    Cismaan Axmed Cismaan

    Siciid Cabdi Xuseen,

    Muniir Axmed Cigaal,

    Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig),

    Cabdiraxmaan Aw Aadan Dhammeeye,

    Cumar Maxamed Faarax,

    Sagal Mustafe Xasan Nuur,

    Cali Xasan Sugulle,

    Xasan Maal Dhidar,

    Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,

    Axmed Maxamed Saleebaan,

    Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)

    Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo),

    Cabdiqaadir Maxamed Ciid,

    Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef),

    Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay),

    Cabdirashiid Cali Sheekh Maxamed

    Maxamed Cabdi Cumar (Cirro),

    Kayse Axmed Digaale.

    Khadar Macallin Deeq.

    hambalyo

    Dhammaan Suxufiyiinta Somaliland iyo Asxaabtaas kala duwani waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan:-

    Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre)

    Iyo

    Khadra Muuse Aadan

    Oo Mehrkoodu ku qabsoomay Jimce 15 May, 2015, Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.