DAAWO: Sicir-bararka Somaliland Iyo Saamaynta Uu Bulshada Ku Yeeshay

    0

    Hargeysa, (SLP)- Dadweynaha ganacsiga yar yar ku haysta gudaha Caasimada Hargeysa ayaa ka hadlay saamaynta taban ee uu ku yeeshay sicir-bararka lacagta qalaad ee doolar iyo ascaarta daruuriga ah.

    Halkan Ka Daawo dareenka ay dadweynuhu ka bixiyeen:-