Daawo: Ganacsatada Hilibka Suuqa Waaheen Oo Cabasho Ka Muujiyay Shirkad Adeeg U Qabata

    0

    Ganacsatada hilibka ee suuqa Waaheen ayaa cabasho ka muujiyay shirkadda u qaabilsan gawraca xoolaha ee Maandeeq.