“Ninka Puntland u hadlay ma yaqaan Shuruucda Badaha, waxaan filayaa inuu yahay Qolyaha Xoolo raacatada ah”

    0

    Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa Hadal ka soo yeedhay maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo la xidhiidhay markab hub sida oo ku xidhan dekedda Berbera ku tilmaamay mid sii xumaynaya Xidhiidh aan cago badan ku taagnayn oo u dhexeeya  Somaliland iyo Maamulka Puntland

    Maamulka Puntland ayaa shalay sheegay in Somaliland la wareegtay Hubka Berbera lagu qabtay islamarkaana ay ka baqayso in Al-shabaab gacanta loo galiyo hubkaasi. Mudane Caddami oo Hargeysa Saxaafadda kula hadlay ayaa mid aan haboonayn hadalkaasi ku tilmaamay.

    Halkan ka daawo