Tacsi Guddoomiyaha Kulmiye u diray Qoyskii, qaraabadii iyo Axsaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Cali Quulle Warsame

    0

    tacsiGuddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , ka hogaanka xisbiga, Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu Tacsi u dirayaa Eheladii, qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay MARXUUM CALI QUULE WARSAME.

    Gudoomiye Biixi wuxuu Alle uga baryayaa marxuumiintaa inuu u naxariisto Eheladii,qaraabadii iyo asxaabtii ka baxayna samir iyo iiman ka siiyo.

    Aamin Aamin Aamin

    ALLAH                 MAHAD             LEH

     

    Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

    Md. Muuse Biixi Cabdi