Maahmaahyada saddexleyda (Qaybtii 2aad) – W/Q: Cali Cabdi Coomay

    0

    cali coomaySaddex baa Ragga ugu liita

    • Tolkii cay
    • Taagtii kibir
    • Tarankii la colow

    Saddex baa Raggu wadaagaan

    • Magaca
    • Magta
    • Muuqa

    Saddex wer-wer bay kugu dishaa

    • Faras xun
    • Naag xun
    • Hoy xun

    Saddex lalama coloobo

    • Nin codkaaga yaqaan
    • Nin cagtaada yaqaan
    • Cincidaada yaqaan

    Saddexlaysmasiiyo

    • Sawjaduuninxareystay
    • Sac sabool u irmaan
    • Abuurcaadilkusiiyay

    Affodumarwaasaddex

    • Kuutoosa
    • Kula toosa
    • Kaadi la toosa

    Saddexkumadaryeesho

    • Dumaalhaween
    • Doqon
    • Dal shisheeye

    Saddexweykuhuddaa

    • Hadharooryo
    • Hogolxagaa
    • Hilaacbasari

    Saddex baa bulshadacuqubeysa

    • Boos goblomay
    • Bikradguumawday
    • Bidaarcaydhihayso

    Saddexsaddex madayso

    • Dumarsheeko ma daayaan
    • Raggnaguure ma daayaan
    • Libaaxnaboodo ma daayo

    Saddexsaddex bay kubartaa

    • Beentufaankaykubartaa
    • Baryadunafadhigaykubartaa
    • Baahidunaducadaykubartaa

    Saddexlagumagalo

    • Gaajoguriog
    • Dardarogarabog
    • Gabowgeeriog

    Saddex baa ragga u siidaran

    • Taada ma yeele
    • Tiisukumabixiso
    • Tuukeenanakumadeeqdo

    Saddexdumarkalagumagalo

    • Ma hoyato
    • Ma hadhsato
    • Ma hamido

    Saddexsaddexmaaha

    • Hilibsooryomaaha
    • Doqonisokeeyemaaha
    • Suugaanihadalmaaha

    Saddexilaahaywuuawoodaa, kaamaseyeelo

    • Guursanmaayee hay goblansiin
    • Xoogsanmaayeexoolo I sii
    • Ku caabudimaayee hay cadaabin

    Saddexweligaa ma gaadhid

    • Nin kaafaraswanaagsanmaalin ma gaadhi
    • Nin kaamaalbadansannad ma gaadhi
    • Nin kaanaagwanaagsanweligaa ma gaadhid

    Saddexsaddexwaa u abaar

    • Dumarabaartoodwaaubadla’aan
    • Rag abaartoodwaaarrinla’aan
    • Geelabaartiiwaailkola’aan

    Saddexfaa’iido ma leh

    • Onkodxagaa
    • Irmaandameeraad
    • Arrincolaadeed

    Saddexfulaynimoayaaleh

    • Kaw-kawhadalka loo yidhaa
    • Kalafkalaf loo socdo
    • Kadlo wax loo cuno

    Saddex way gaboobaan

    • Cod wanaagsan
    • Timowanaagsan
    • Wejiwanaagsan

    Saddexaamuskaykuwacantahay

    • Marit
    • Gabadh
    • Amuume

    Saddexfadhigaykuwacantahay

    • Marwo
    • Suldaan
    • Geelxereed

    Saddexreerlagumadhaqo

    • Rixin goys
    • Rogrogisla’aan
    • Raalila’aan

    Saddexwaalagatagaa

    • Gob cadhootay
    • Gun kibirtay
    • Goleceebeed

    Saddex bay ahaayeendumarkiihore

    • I dhehaandhegaystee
    • Ii dhiibaankuudhaqee
    • Iga dhal aandhunkadee

    Cali cabdicoomay

    Suxufi, qoraa ah.

    Hargaysa, somaliland

    calicoomay@hotmail.com

     

    Tix-Raac:

    maahmaahyada saddexlayda ah ……………………… Jaamac Biixi Muuse