DAAWO Bilicda Muuqaallo Cajiib ah oo laga soo Qaaday Baytullaahi Xaram iyo Xujaajta sannadkan Gudatay Waajibaadka Xajka

    0

    Mecca (SLpost)- Waxa maanta loo dabbaal-degay munaasibadda Ciidul-Adxa oo soo gebo-gabaysay gudashada Waajibaadka Xajka in ka badan 2 Milyan oo Muslimiinta Caalamka oo magaalada Mecca u tagay Gudashada Waajibaadka oo ah Rukniga Shanaad ee Diinta Islaamka.

    Halkan waxa aanu idinku soo bandhigaynaa Muuqaallo bilic leh oo laga soo qaaday Malaayiin Muslimiin ah oo Masaajidka Barakaysan ee Xaramka ku gudanaya Faralka Shanaad ee Diinta Islaamka oo qofka Muslimka lagu waajibiyey inuu ugu yaraan Hal mar gudan karo haddii uu awoodo dhaqaale ahaan iyo caafimaad ahaanba.

    hajjjBahda Shabakadda Somalilandpost.net waxay akhristeyaashooda iyo umadda Muslimka ahba gaar ahaan umadda Soomaaliyeed u soo xuleen sawirradan bilicda leh oo laga soo qaaday Baytu-laahi Xaram.

    haj

    haj2

    haj22

    hajj

    hajj2

    hajjj

    hajjj2

    hajjjjj

    hajj22

    haj0

    hajjo

    Hajjo0

    hajjp

    GUJI HALKAN SI AAD U DAAWATO  QAYBTA 2AAD EE SAWIRRADA