Alfa Mabruuk Meherkii Qarniga iyo Madashii Sanadka Boqorka Axmed Maxamed Cali Samaale (Axmed Looyar) iyo Boqorada Asma Axmed Cali Buux

    0

    AsmaAlfa Mabruuk Meherkii Qarniga iyo Madashii Sanadka Boqorka Axmed Maxamed Cali Samaale (Axmed Looyar) iyo Boqorada Asma Axmed Cali Buux

    Oo Saaka meherkoodu ka Dhacay Hotel Maansoor ee Magalaada Hargeisa.

    Madasha Saaka oo ahayd mid dhaqan ayaa Kulmisay Masuuliyiin iyo Madaxda Dhaqanka Reer Somaliland, Waxaan Madasha ka Dhacay kaftan Faro badan iyo Kullan La isku Arkay waxaanu idiinku soo Gudbin doona Xaga Danbe goordhaw Sawirrada madasha.

     

    asma iyo axmedWaxaa Hambalyo Diraya Dadkan oo kala Ah:

    Aabo Axmed Cali Buux

    Hooyo Fadxiya Yuusuf Ciise

    Suhayb Axmed Cali

    Dhamaal Ila Axmed Cali Buux

    C/kariin Cali Buux

    Caasha Axmed Sugaal

    Carab Cali Buux iyo Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa

    Aadan Cali Buux

    Hibo Cali Buux iyo Caruurteeda

    Abiib Cali Buux iyo Caruurtiisa

    Maxamed C/kariin Cali iyo Caruurtiisa

    Raxma C/kariin Cali iyo Caruurteeda

    Muxiyadii C/kariin Cali iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

    Ismaaciil C/kariin iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

    Mustafe C/kariin Cali iyo Xaaskiisa

    Yuusu C/kariin Cali

    Sacad /kariin Cali

    Khaalid C/kariin Cali

    Amiira C/kariin Cali

    Hodan C/kariin Cali iyo Odaygeeda

    Asma C/kariin Cali

    Maxamed Yuusuf Ciise iyo Caruurtiisa

    Yurub Axmed Sugaal

    Saynab Daa,uud Ciise

    C/laahi Daa,uud Ciise

    C/rixiin Axmed Daahir

    Axmed Cabdi Axmed

    Fadxa Abdi Axmed

    Cali Sh.Axmed Sh.Cali iyo Xaaskiisa

    Axmed Ciisood Axmed iyo Xaaskiisa.

     

    Dhamaan Dadkaasi Waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo Koobi Karin ay Hawada umarinaayaan meherka:Boqorka Axmed Maxamed Cali Samaale (Axmed Looyar) iyo Boqorada Asma Axmed Cali Buux

     

    Oo Saaka meherkoodu ka Dhacay Hotel Maansoor ee Magalaada Hargeisa. Waxaanu leenahay Alle ha idin kala Siiyo ubad khayr qaba oo Dalkooda iyo waalidkoodaba anfaca.

     

    Waxaan utiriyay Afar erey oo Aan Dareen ahaan kala Qayb qaadanayo

     

    Waa ayaamo Khayrloo

    Arladaad ka Garataa

    Ubax wada dhalaaliyo

    Awlaad jacayl iyo

    Inay Tahay ayaantii

    Axmed iyo Asma

    Arooskoodu dhacayoo

    Annaguna Salaantiyo

    Aamiinta Ducadiyo

    Alla Bariga eebaan

    La agtaaganahayoo

    Amuuraha allaa lehe

    Waxa iga Dardaarana

    Mawlaha Adeecoo

    Astaantii islaamkiyo

    Dhaqankana Ogaadoo

    Alle ha idin garab Galo.