Wasiirradii Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ee 1967-kii – W/Q: W/Q: Cali Cabdi Coomay

    0

    cali coomayDawladdani waxay ka koobnayd 17 wasiir.

    1. Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal
    Raysal Wasaaraha & Wasiirka arrimaha Dibedda ee Soomaaliya

    2. Cali Cumar Sheegoow
    Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Arrimaha dibedda

    3. Yaasiin Nuur Xasan Bidde
    Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha

    4. Yaxya Yuusuf Iimaan Guuleed
    Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga

    5. Xaaji Faarax cali Cumar
    Raysal Wasaare ku-xigeen & Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

    6. Xasan Xaaji Cumar Camay
    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta

    7. Cali Maxmed Cosoble
    Wasiirka Wasaaradda Cafimaadka iyo Shaqada

    8. Cabdinuur Maxamed Xuseen
    Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud

    9. Xareed Faarax Nuur
    Wasiirka Wasaaradda is Gaadhsiinta iyo Gaadiidka

    10. Aaden Isaaq Axmed
    Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada

    11. Cali Caliyoow Maxamed
    Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha

    12. Ismaaciil Ducaale Warsame
    Wasiirka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Khayraadka Badda

    13. Cabdulahi Maxamed Qablan
    Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta

    14. Aaden Shire Jaamac
    Wasiirka Wasaradda garsoorka iyo Arimaha Diinta

    15. Maxamed Cali Dacar
    Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha

    16. Cali Maxamed Hirabe
    Wasiirul dawlaha Xafiiska Raysal Wasaaraha

    17. Cabdillahi Jirde Ducaale
    Wasiirka Wasaaradda Maalgalinta iyo Horuumarinta.

     

    Maarij 1969 ayaa mar labaad loo dhaariyay Raysal wasaaraha Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal, waxaanu soo dhisay dawlad cusub.

     

    Dawladdani waxay ka koobnayd 16 wasiir.

    1. Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal
    RaysalWasaaraha & Wasiirka Arimaha dibedda

    2. Hilowle Macallin Maxamed
    Wasiirka Wasaradda Gaashaandhiga

    3. Suufi Cumar Maxamed
    Wasiirka Wasaaradda Maaliyada

    4. Yaasiin Nuur Xasan Bidde
    Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha

    5. Aaden Isaaq Axmed
    Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada

    6. Aaden Shire Jaamac
    Wasiirka Wasaradda garsoorka iyo Arrimaha Diinta

    7. Xaaji Muuse Boqore
    Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha

    8. Micheal Mariano
    Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta

    9. Jaamac Gaani Axmed
    Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud

    10. Cabdillaahi Ciise Maxamuud
    Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

    11. Dr. Ismaaciil Jimcaale Cosoble
    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta

    12. Maxamed Sh.Maxamed Sh.Dahir
    Wasiirka Wasaaradda Cafimaadka iyo Shaqada

    13. Cali caliyoow Maxamed
    Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Isgaadhsiinta

    14. Xirsi Bulxan Faarax
    Wasiirka Wasaaradda Xanaannada Xoolaha

    15. Cabdillahi Jirde Ducaale
    Wasiirka Wasaaradda Reer Miyiga iyo Horuumarinta Bulshada

    16. Cabdillahi Maxamed Hiirad
    Wasiirka Wasaaradda Beeraha

     

    Cali cabdi coomay

    Suxufi, qoraa ah.

    B.A in journalism

    Haragaysa, Somaliland

    calicoomay@hotmail.com

    Baadhis iyo Xog-Ururin