Wasiirradii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen iyo Saamigii Somaliland – W/Q: Cali Cabdi Coomay

    0

    cali coomayDawladdani waxay ka koobnayd 12 wasiir:

    1. Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
    Raysal Wasaaraha Soomaaliya

    2. Axmed Yuusf Ducaale
    Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda

    3. Aaden Isaaq Axmed Iidle
    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga

    4. Cabdulqaadir Maxamed Aaden
    Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha

    5. Cawil Xaaji Cabdullaahi
    Wasiirka Wasaaradda Maaliyada

    6. Cismaan Maxmuud Cadde
    Wasiirka Wasaaradda Warshadaha iyo Ganacsiga

    7. Cali Cumar Sheegoow
    Wasiirka Wasaaradda Garsoorka

    8. Sh. Cabdulle Aw Maxamed
    Wasiirka Wasaarada Igaadhsiinta iyo Hawlaha Guud

    9. Kanadiid Axmed Yuusuf
    Wasiirka Wasaaradda Waxbarashad

    10. Jaamac Maxamed Ciise
    Wasiirka Wasaaradda Beeraha

    11. Yuusuf Aaden Maxmuud
    Wasiirka Wasaradda Warfaafinta

    12. Sh. Maxmuud Sh., Faarax
    Wasiir Bilaa Wasaarad

     

    Saamigii Reer Somaliland heleen

    1. Axmed Yuusf Ducaale
      Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda
    2. Cawil Xaaji Cabdullaahi
      Wasiirka Wasaaradda Maaliyada
    3. Yuusuf Aaden Maxmuud
      Wasiirka Wasaradda Warfaafinta
    4. . Jaamac Maxamed Ciise
      Wasiirka Wasaaradda Beeraha

     

    C/risaaq wuxuu xilkii ka qaaday wasiiro, qaar kalena wuu magaacabay:

    1 Cali Cumar Sheegow
    Wasiirka Wasaaradda qorshaynta

    2 Ismaaciil Ducaale Warsame
    Wasiirka Wasaaradda Beeraha

    3..Cabdirhman Xaaji Muumin
    Wasiirka Wasaarada Garsoorka

    4. Cabdinuur Maxamed Xuseen
    Wasiir bilaa Wasaara ( wasiirka heehaaba )
    ma lahayn Wasaarad iyo xafiis toona
    Dawladani waxay ogolaatay in Jabuuti ahaato dal ka madax banana Soomaaliya, golihii wasiirada ayaa ansixiyay.

     

    Cali cabdi coomay

    Suxufi, qoraa ah.

    B.A in journalism

    Haragaysa, Somaliland

    calicoomay@hotmail.com

    Baadhis iyo Xog-Ururin