TACSI Geerida ku timi Maareeyihii Wargeyska Ogaal, Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir

    0

    tacsiWeriye-C/laahi Xuseen Darwiish

    Weriye-Maxamuud Maxamed (Sarraaf)

    Weriye-Cali Aadan Daahir

    Weriye-Yuusuf Cabdi Xasan

    Weriye-C/risaaq X. Axmed (Tukubo)

    Weriye-Maxamuud Axmed Cali (Xaaji)

    Weriye-Maxamed Bakayle

    Weriye-C/risaaq Yuusuf (Terra)

    Weriye-Asma Jaamac Maxamed

    Weriye-Jaabbir Siciid

    Weriye-Axmed Cali Beeyo

    Weriye-C/qaadir Axmed Xasan iyo

    Dhammaan weriyayaasha kale ee ka hawlgala warbaahinta kala duwan ee gobolka Sanaag waxay Tacsi Tiiaanyo leh u dirayaan Eheladii Qaraabadii Qoyskii iyo dhamaan bulshada reer Somaliland ee uu ka geeryoodey Maareeyihii Wargeyska Ogaal Marxuum-C/weli Faarax Jaambiir oo Hargeysa ku geeryoodey.

     

    Waxayna Maxuumka  Eebbe uga baryayaan inuu Jannadii Farduusa ka waraabiyo dhammaan Samir iyo Iimaan Eebbe ka siiyo Eheladii Qaraabadii iyo Qoyskii uu ka geeryoodey Marxuumkaasi.