DAAWO: Telefishanka ugu caansan Yemen oo Barnaamij ka diyaariyey Hargeysa, Somaliland

    0

    Hargeysa (SLpost)- Telefishanka SHEBAAB oo ka mid ah telefishannada ugu caansan dalka Yemen, ayaa barnaamij ka diyaariyey horumarka Somaliland, iyada oo wariyeyaal ka socday telefishankaasi ka qayb-galeen Munaasibad ballaadhan oo dhawaan lagu qabtay Xarunta madax-tooyada oo ku saabsanayd xuska 54-guurada Xornimadii Somaliland ka qaataday Guumaytihii Ingiriiska.

    DAAWO: Telefishanka ugu caansan Yemen oo Barnaamij ka diyaariyey Hargeysa, SomalilandDAAWO