Saacadaha Muslimiinta Adduunka Sooman yihiin – W/Q: Cali Cabdi Coomay

    0

    cali coomay

    Waa Qormo Kooban oo ka hadlaysa Tirada Saacadaha ay Sooman yihiin Muslimiinta ku dhaqan Qaaradaha Adduunka oo ku kala duwan saacadaha ay Arkaan Qorraxda.

    Sida ka muuqata shaxda hoose oo uu soo tarjumay Qoraaga Cali Coomay, Muslimiinta Ku nool Qaaradaha Adduunku waxa ay saacadaha ay Sooman yihiin u kala badsanayaan Sida ay waddamadoodu u kala hor Arkaan Qorraxda.

    Taas Michaneedu waxa weeyi, Waddanba, Waddanka uu dhinaca Galbeed ka Xigo, ayaa Muslimiinta ku nooli u kala badsanayaan tirada saacadaha ay sooman yihiin.

    Dalka                                   Saacadaha ay sooman yihiin

    Ustareliya……………………………….9 Saacadood

    Indoonisiya…………………………….. 13 saacadood

    Maleesiya………………………………… 13 Saacadood

    Hindiya……………………………………… 14 iyo 38 Miridh

    Bangaladhesh……………………………… 15 saacadood

    Baakistaan…………………………………. 15 saacadood

    Sucuudi Arabiya…………………………14 saacadood iyo 53 miridh

    Masar………………………………………..15 saacadood iyo 50 miridh

    Iiraan…………………………………………16 saacadood iyo 20 miridh

    Marooko…………………………………….16 saacadood

    Shiinaha………………………………………17 saacadood

    Turkiga………………………………………..17 saacadood

    Ingiriiska………………………………………18 saacadood iyo 53 miridh

    Jarmalka……………………………………….19 saacadood

    Kanada…………………………………………17 saacadood iyo 14 miridh

    Alaska ( USA)…………………………………19 Saacadood iyo 51 miridh

    Iswiidhan……………………………………….20 saacadood iyo 57 miridh

    Iceland…………………………………………..21 saacadood iyo 57 miridh

    Chicago ( USA)……………………………….16 saacadood iyo 54 miridh

    Chile……………………………………………….13 saacadood

    Baraasiil………………………………………….12 saacadood

    Cali cabdi coomay

    Suxufi, qoraa ah.

    B.A in Journalism

    Hargaysa, Somaliland

    calicoomay@hotmail.com

    Tix-Raac:

    Islaamfinder.org