OGEYSIIS: Shirka Jaaliyadda Solomadow ee Dalka UK

    0

    Waxa la ogeysiinayaa guud ahaan jaaliyadda Beesha Solamadow ee UK rag iyo dumar in laqabanayo shir ku saabsan danaha guud ee beesha

    Waxaa La Ogeysiinayaa Guud Ahaan Jaaliyadda Beel Weynta Solomadow Ee Ku Dhaqan Dalka UK Rag Iyo Dumarba In La Qabanayo Shir Muhiima Oo Ku Saabsan Danaha Guud Ee Beesha.

    Waqtiga Iyo Goobta Lagu Qabanayo Hoos Ka Akhri

     

    VENUE: OXFORD HOUSE

    DERBY-SHIRE STREET

    BETHNAL GREEN

    LONDON E 6HG

    DATE: 09/08/2014

    TIME: 12 midday till 1900 GMT

    Waxaanu si xurmad Leh La Isugu Adkeynayaa In Muhiimad Weyn La Siiyo Ka Soo Qeyb Galka Shirkan

    Wixii Faahfaahina Ee Ku Saabsab Shirkan Kala Xidhiidh Numbarada Hoos Ku Qoran

    07951256144 LONDON

    07943533009 LONDON

    07853588947 BIRMINGHAM

    07827011279 SHEFFIELD