Akhriso Liiska Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo guddoomiye Biixi Maanta ku dhawaaqay

    0

    Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta soo saaray Liiska Xubnaha iyo magacyada Golaha dhexe ee KULMIYE, kaasoo ay Garabka Madaxtooyadu hoggaamisaa hore u soo saartay, balse isagana Garabkiisu ballan-qaaday inay soo saarayaan, iyada oo ay muuqato inuu sii xoogaysanayo khilaafka labada Garab u qaybiyey Xisbigaas.

    Muuse BiixiWaxa Sidaa lagu sheegay qoraal uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo galabta uu soo saaray, kaasoo uu nuqul ka mid ah helay Aftahannews.com, waxa tirada xubnaha ku qorani ka kooban tahay laba boqol iyo afar iyo afartan xubnood. Waxaanu qoraalka warkani u dhignaa sidan ee akhris habboon:-

    “Halkan waxaanu idiinku  soo gudbinaynaa liiskii golaha dhexe oo aan hubiyey inuu yahay kii  saxda ahaa ee  ay degmooyinku soo xusheen ama soo xuleen oo waafaqsan  dastuurka xisbiga kulmiye. Liiskan waxaa hubiyey guddi uu hogaaminayo guddoomiye ku xigeenka 1aad .

    “Ku : Xeer-ilaaliyaha Guud

    Ku : Gudida Diwaan Galinata Axsaabta Qaranka

    Ku : Komishanka Doorashooyinka Qaranka

    Ku : Dhamaan Xubnaha Golaha Dhexe

    Liiska Xubnaha Golaha Dhexe Ee Ku Soo Galay Deegaamadac

    1. Najax Siyaad Cabdi

    2.Naasir Ayjeex Jaamac

    3.Xasan Axmed Xuseen

    4.Maxamed Yoonis Cawaale

    5.Cabdi Muxumed Xirsi

    6.Siciid Nuur Jaamac

    7.Nuura Xuseen Dhalaax

    8.Cumar Cabdilaahi Xuseen

    9.Jamaal Caydiid Ibraahin

    10.Maxamed Ibraahin Aadan

    11.Xariir Xirsi Cadar

    12.Cabdixakiin Gaaxnuug Cilmi

    13.Axmednuur Aw Cabdi Shaacir

    14.Sitiim Xasan Jaamac

    15.Maxamed Cali Cumar

    16.Sidiiq Cawil Axmed

    17.Maxamed Cali Cumar

    18.Yuusuf Cismaan Faarax

    19.Cabdilaahi Ismaacil Faarax

    20.Sahra Maxamed Xuseen

    21.Maxamed Nuux Maxamed

    22.Farxiya Muuse Ibraahin

    23.Wali Khayre Keyse

    24.Nuura Yaasiin Cali

    25.Dr.Axmed Cali Maax

    26.Ibraahin Maxamuud Axmed

    27.Abshir Xasan Xaashi

    28.Cabdale Muxumed Xirsi

    29.Cabdilaahi Jibriil Gaaxnuug

    30.Mawliid Maxamed Shaqale

    31.C/Kariin Axmed Maxamed [Xinif]

    32.Maryan Cumar Maxamuud

    33.Faarax Yuusuf Nuur

    34.Khadra Cali Jaamac

    35.Shariif Abokor Maxamed

    36.Jaamac X.Cabdi Axmed

    37.Maxamed Saleebaan Rooble

    38.Deeqa Cismaan Siciid

    39.Maxamed Cabdilaahi Ducaale

    40.Layla Cismaan X.Yuusuf

    41.Khadra Cali Diiriye

    42.Cabdixakiin Maxamed Cabdilaahi

    43.Cabdoo Axmed Aayar

    44.Cawrala Saalax Faarax

    45.Cismaan Siciid Jaamac

    46.Cismaan Axmed Maxamed

    47.Ibraahim Ducaale Boos

    48.Xasan Maxamed Cali

    49.Saalax Maxamuud Diiriye

    50.Siciid Maxamed Jaamac

    51.Maxamed Iidle Maxamed

    52.Siciid Maxamed Cismaan

    53.Saleebaan Cawil Abokor

    54.Hoodo Faarax Warsame

    55.Ilhaan Maxamed Jaamac

    56.C/Raxmaan Axmed Cali

    57.Cawil Saalax Cabdi

    58.Maxamuud Xayir Ducaale

    59.Axmed Maxamed Jaamac

    60.Khayre Cismaan Caalin

    61.Maxamed Xasan Maxamed

    62.Saleebaan Maxamed Warsame

    63.Faarax Siciid Saleebaan

    64.Mahad Maxamed Cawaale

    65.Aadan C/Laahi X.Xasan

    66.Maxamuud Axmed Xirsi

    67.Xuseen Xasan Guuleed

    68.Cawil Maxamed Ibraahin

    69.Maxamed Axmed Biixi

    70.Sahal Cali Cartan

    71.Barwaaqo Ibraahin Yuusuf

    72.Maxamuud C/Raxmaan Cali

    73.Maxamed Ismaaciil Cismaan

    74.Jaamac Maxamuud Cigaal

    75.Aadan Ciise Maxamed

    76.Jaamac Ibraahin Xirsi

    77.Maxamuud Ismaaciil Xasn Cabdi[Bede]

    78.Yaasiin Muxumed Cabdi Ciise

    79.Axmed Cumar Cali Axmed[Gadhoodhe]

    80.Ismahaan Jaamac Tanag

    81. Axmed Cabdi Xaabsade

    82.Jabarti Axmed Xasan

    83.Fu,Aad Aadan Cadde

    84. C/Salaan Saleebaan Maxamed

    85. Maxamed Warsame Yare

    86.Nadiifo Maxamed Colujoog

    87.Maxamuud Axmed Saalax

    88. Faysal Jaamac Xirsi

    89.Khadra Jaamac Faarx

    90.Jaamac Dheeg Cartan

    91.C/Laahi Maxamuud Guray

    92.Aadan C/Laahi Cabdule

    93.Cabdi Axmed Cawad

    94.Ismaaciil Ibraahin Cali Gaas

    95.Axmed C/Laahi Dhagool

    96.C/Rashiid Ducaale Qambi

    97.Axmed X.Cali Cadami

    98.Sahal Maxamed Jaamac

    99.Maxamed Cismaan Bulqas

    100.Axmed Maxamed Nuur

    101. C/Rashiid  Maxamed Siciid (Kalci)

    102.Ibraahin Ducaale Cawke

    103.C/Laahi Maxamuud C/Salaam

    104.Jaamac Maxamed Hirad

    105.Siciid Cabdi Saalax Shirbeeye

    106.Maxamed Abshir Gacan

    107.Cali Maxamed Aadan

    108.Xaliimo Maxamed Xasan

    109.Maxamed Biixi Yoonis

    110.Abdiraxmaan Maxamuud Caydiid                                      

    111.Faysal Cali Sheikh

    112.Xuseen Cabdi Cali

    113.Maxamed Daahir Khayre

    114.Maxamed Yuusuf Soofe

    115.Dr.Maxamed C/Laahi Cumar

    116.Maxamed C/Laahi Daahir

    117.Cismaan Xasan Mire

    118.Abiib Axmed Cali

    119.Cibaado Maax Cilmi

    120.Dr.Axmed Ibraahim Obolos

    121.C/Casiis Maxamed Samaale

    122.Maxamed Aw Cabdi Ismaaciil

    123.Khadra X.Ismaaciil Yoonis

    124.Axmed Xaashi Oday

    125.Ilyaas Muuse Jaamac

    126.Cabdi Cali Jaamac

    127.Axmed Muxumed Madar

    128.Eng.Xuseen Sh.Aadan

    129.Nimco Aadan C/Laahi

    130.C/Qaadir X.Ismaaciil Maxamed

    131.Maxamed Xuseen X.Ciise

    132.Rooda Yuusuf Nuur

    133.Maxamed Cabdi Iskeerse

    134.Muj.C/Kariin Xaashi

    135.Axmed Qani Cabdi Samater

    136.Maxamed C/Laahi Cabsiiye

    137.Axmed Yuusuf Dirir

    138.Mustafe Maxamed Yoonis

    139.Siciid Xasan Cabdilaahi

    140.Maxamed Faarax Xirsi

    141.Shiine Cabdi Barkhadle

    142.Dr.Idiris Xaaji Nuur Maxamuud

    143.Axmed Xasan Cali (Like)

    144.Maxamed Cismaan X. Axmed(Indho Balac)

    145.Cali Axmed Kooshin

    146.C/Raxmaan Cawil Xasan

    147.Daahir Awnuur X.Maxamuud

    148.Nuur Cabdilaahi Beegsi (Cawl)

    149.Eng.Maxamed Axmed Aadan

    150.Maxamuud Ducaale Saleebaan(Talaabo)

    151.Rashiid Aw Xasan Xaaji Aadan

    152.Kayd Cabdilaahi Xandule

    153.Maxamed Cismaan Xirsi

    154.Milgo Daauud Cigaal

    155.Hinda Ibraahim X.Xuseen

    156.Aniisa Nuur Cigaal

     157. Asma Cumar Nuur

    158.Maxamed X.Daahir Cabdi

    159.Khadar Baaruud Cumar

    160.Fu’aad Maxamed Cumar[Awliyo]

    161.Cabdi Siciid Faahiye

    162.Maxamed Ibraahin Madar

    163.Nuur Cismaan Guuleed

    164.Saynab Saban Jibriil

    165.Sheekh Maxamuud Xirsi

    166.C/Risaaq Waabari Rooble

    167.Maxamed Muuse Ibraahin [Buuni]

    168.Cismaan Cali Maydhane

    169.Abubakar Xaamud Jibriil

    170.Cismaan X.Cabdi Khayre

    171.Axmed Xasan Caafi

    172.Xuseen Cumar Dhimbiil

    173.Farxiya Caydiid

    174.Caasha C/Laahi Cilmi

    175.Axmed Ismaaciil Jaamac

    176.Daahir Barkhad Cali

    177.Nuux Daahir Camuud

    178.Sacaad Raygal Muumin

    179.Siciid Maxamed Bile

    180.Mustafe Cismaan Caynaan

    181.Axmed Xuseen Oomane

    182.Muuse Cismaan Dhagaweyne

    183.Ayaan Cali Cumar

    184.Axmed Muxumed Geele [Dacar]

    185.Faarax Cilmi Maxamuud

    186.Barkhad Jaamac Aare

    187.Fahmi Cabdi Bidaar

    188.Rooda C/Laahi Ciiltire

    189.Amaal X.Axmed Miisaan

    190.C/Laahi Ibraahin Habane

    191.Prof.Ismaaciil Muumin Aare

    192.Ibraahin Aadan Qaalib

    193.C/Qaadir Aadan Yuusuf

    194.Sahra Muxumed Sh.Xasan

    195.Axmed Yuusuf Faarax

    196.Mustafe Faarax Abraar

    197.Maxamed C/Raxmaan Xuseen

    198.Su,Caad Aadan Maydhane

    199.Khadar Daahir Fadal

    200.Hibo Maxamed Cismaan

    201.Yurub Abiib Cabdi

    202.Khadar Nuur Cabdi

    203.Maxamuud  Xuseen Faarax

    204.Baashe Xuseen Axmed [Cadami]

    205.Nimco C/Salaan Yuusuf

    206.Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi  

    207.Eng.Xuseen Ibraahin Buuni

    208.Muuse Cabdi Aadan

    209.Cali Maxamed Maxamuud

    210.Khadar Ibraahin Cabdale

    211.Dr, Ismaaciil Cali Aw Jaamac

    212.Carab Nuur Xandule

    213.Garyaqaan Jaamac Ismaaciil Shabeel

    214.Baashe Yuusuf Cadde

    215.Cismaan C/Laahi Hirad

    216.Marwaan X.Cali Bootaan

    217.C/Raxmaan Cumar Guun

    218.Maxamed Axmed Aadan (Wali Xaawa)

    219.Xil.Axmed Siyaad Muxumed

    220.Maxamed Xuseen Cabdi (Indho Case)

    221.Xasan Saleebaan (Feyoore)

    222.Cali Cabdi Hugur

    223.Axmed Cabdi Xuseen

    224.Xasan Nuur Maxamed

    225.C/Kariin Baanday Cismaan

    226.Maxamed Cabdale Cilmi

    227.Cabdi Axmed Iidle

    228.Siciid Jaamac Xasan

    229.Maxamuud Ibraahin Axmed

    230.Bulbul Cabdi Madoobe

    231.Maxamuud Salaam Maxamuud (Faroole)

    232.C/Raxmaan Maxamed Saqadhi

    233.Maxamed Axmed Yaasiin

    234.Iid Yuusuf X. Maxamed

    235.Dr.Maxamed Axmed Cabdi [Carabayto]

    236.Jaamac Axmed C/Raxmaan

    237.Muuse Sahal Geele

    238.Koos Jaamac Dhunkaal

    239.Xusni Maxamed Warsame

    240.C/Salaan C/Raxmaan Salin

    241.Yuusuf Cismaan Garas

    242.Eng.C/Raxmaan Yuusuf Maxamuud

    243.Axmed Xasan Maxamuud Xuseen

    244.Khadra Maxamuud Xuseen.”