Shacabka Magaalooyinka Ceel-Afweyn iyo Sheekh oo si aan hore loo arag u weyneeyey Maalinta Qaranimada Somaliland (DAAWO)

    0

    Shacabka Magaalooyinka Ceel-Afweyn iyo Sheekh oo si aan hore loo arag u weyneeyey Maalinta Qaranimada Somaliland (DAAWO)Ceel-Afweyn/Sheekh (SLpost)- Shacbiga ku dhaqan Degmada Sheekh ee gobolka Saaxil iyo degmada Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag, ayaa maanta si ballaadhan ugu dabbaal-degay sannad-guurada 23aad ee maalinta Qaranimada Somaliland, waxaana dadweynahaas la dabbal-degay masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda iyo maamullada heer gobol iyo degmo.

    HALKAN KA DAAWO.

    MAGAALADA CEEL-AFWEYN

    MAGAALADA SHEEKH EE GOBOLKA SAAXIL