HAMBALYO MEHER: Naasir Yuusuf Daahir iyo Hoodo Siciid Shukri

    0

    Naasir Yuusuf1. Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan

    2. Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees

    3. Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Bari ee JSL, Mudane Cali Maxamuud Axmed (Sandule)

    4. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar

    5. Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane Cali Axmed Cali

    6. Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Axmed Saleebaan Dhuxul

    7. Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada       JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)

    8.     Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi

    9.     La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan

    10. La-taliyaha Dadka la hayb-sooco Mudane Barkhad Jaamac Xirsi

    11. Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)

    12. Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Mudane, Abshir Xasan Xaashi

    13. Xog-hayaha gaarka ah ee Wasiirka Madaxtooyada JSL, Cabdiraxmaan Faarax Xasan

    14. Maxamed Ismaaciil Daahir

    15. Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo

    16. Sharmarke Axmed Muxumed

    17. Caydaruus Mahdi Xaashi

    18. Maxamed-amiin Cabdi Xasan

    19. Axmed Yuusuf Yaasiin

    20. Mowliid Xaashi Maxamed

    21. Caydaruus Mahdi Xaashi

    22. Cabdikariin Axmed Jaamac

    23. Hodan Axmed Jaamac

    24. Xamda Cumar Cabdi

    25. Ifraax

    26. Sabaax Cali Diiriye

    27. Axmed Jaamac

    28. Maxamed Warsame Xirsi (TT)

    29. Najax Maxamed

    30. Mahad Cabdoo Cumar

    31. Axmed Yusuf Yaasin

    32. Maxamed-Amin Cabdi Xasan

    33. Xuseen Cabdalle

    34. Cabdilaahi Cali Suudi

    35. Zaki Daahir Xasan

    36. Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee qasriga madaxtooyada JSL.

     

    Waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Xog-hayaha Gaarka ah EE Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL,

    Naasir Yuusuf Daahir

    Iyo Marwadiisa Hoodo Siciid Shukri

    Oo 30/04/2014 meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, gaar ahaan MANSOOR HOTEL.

    Dhammaan masuuliyiinta kor ku xusan iyo shaqaalububa, waxa ay qoyskan cusub ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR,

    Naasir Yuusuf

    AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN