Dawladda Turkiga Oo S/Land Ugu Deeqday Gaadiidka Ambulance ah iyo Gaadiidkale + Sawirro+ Dhageyso Codka

    0

    Dawladda Turkiga, ayaa Somaliland ugu deeqday gaadiid badan oo Ambulance ah, kuwaasi oo tiro ahaan dhan 5 iyo laba gaadhi oo ah  V8 iyo weliba gaadhi Mini-Buss ah.

    Gaadiid

    Halkan ka Dhageyso

     

     

     

    gaadiid-6 gaadiid-4 Gaadiid-2 Gaadiid 92 gaadiid-8 gaadiid-7 (1) gaadiid-7

     

     

     

    Daarasalaamnews-Desk

    Hargeysa/Somaliland