Dhageyso-“ Hadii uu Qofku alle ku xidhmo Hawsha Alle Waa Ufudeydiyaa Laakiin Hadii Uu uarko Masuuliyadda uu hayo in ragga nimo iyo Karti uu Ku hayo meelna magaadho”Wasiir Samaale

    0

    Hargeysa(SLpost) Wasiirka maaliyadda Somaliland oo manta khudba kajeediyay gababgabadii shirweynaha sedexaad ee shirweynihii xibil xaakinka  ayaa sheegay in ay halkaa ka baxday baqdintii ahayd shirweynaha xibiga kulmiye

    samaale

    Halkan Ka Dhageyso Hadaladii Wasiir Samaale

     

    Somalilandpostnet. Hargeysa/Somaliland