DHEGAYSO: Nuxurka Khudbaddii Guddoomiye Muuse Biixi ka jeediyey Madashii Shirweynaha Xisbiga Kulmiye

    0

    Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa maanta ka jeediyey madashii shirweynaha saddexaad ee xisbigiisa, ayaa si adag ugu hanjabay maamul-goboleedka Puntland ee Somaliya oo uu uga digay faro-gelinta ay ku hayaan deegaamada Bariga Somaliland.

    DSC_0167HALKAN KA DHEGAYSO