Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Kula Kulmay Garaad jaamac iyo Waftigii uu Hogaaminayay Ee Dhawaantan Yimi Caasimadda S/Land

    0

    Hargeysa (SLpost) Madaxweynaha Jamhuuriyada  Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Qasriga madaxtooyada kulan saacado qaatay kula yeeshay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo weftigii ku wehelinaayey socdaalkiisa.

    IMG_0008

    Afyeenka madaxtooyada Somaliland Ax,ed Saleebaan Dhuxul ayaa ka warbixiyay Kulankaa Garaadka iyo Madaxweynaha Somaliland

     

    Halkan ka Dhageeyso Codka Afayeenka

     

    110101_006

     

    IMG_0008 IMG_0009 IMG_0007 (1)

     

     

     

    Somalilandpost.net

    Hargeysa/Somaliland