Magacyada Golihii Wasiirada ee ugu Horeeyey ee Somaliland 1991 ilaa 1997-kii – W/Q: Cali Cabdi Coomay

    0

    cali coomayXukumadii 1991 ilaa 1992

    Magaca                                                          Xilka

    C/Rahmaan Axmed Cali  (Tuur)…………. M/Weynaha Somaliland

    Xasan Ciise Jaamac…………………………. M/Ku-Xigeeka Somaliland

    Saleebaan Maxamuud Adan …………….. Wasiirka Arrimaha Gudaha

    Sh. Yuusuf Sh. Cali Sh.Madar……………. Wasiirka Arrimaha Dibada

    Ismaciil Hurre Buubaa…………………….. Wasiirka Maaliyada

    Max’ed Kaahin Axmed…………………….. Wasiirka Gaashaandhiga

    C/Rahmaan Aw Cali Faarax……………….. Wasiirka Waxbarashada

    Axmed Ismaaciil Duqsi…………………….. Wasiirka Cadaalada

    Cumar Ciise Cawaale……………………….. Wasiirka Badda Iyo Gadiidka

    Cismaan Adan Dool…………………………. Wasiirka Warfaafinta

    Abiib Diiriye  Nuur (Timacad)…………….. Wasiirka Caafimaadka

    Siciid Max’ed Nuur (Ilkamale)……………. Wasiirka Beeraha

    Maxamuud Cabi Cali (Bayr)…………………Wasiirka Kalluumaysiga

    Max’ed Cali Caateeye…………………………Wasiirka Macdant Iyo Biyaha

    Jaamac Rabiile Good…………………………. Wasiirka Qorshaynta

    Daahir Max’ed Yuusuf………………………. Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha

    Mahdi Cabdi Dhegoyare……………………. Wasiirka Hawlaha Guud

    Yuusuf Max’ed Cali…………………………… Wasiirka Madaxtooyada

    Yaasiin Max’ed………………………………… Wasiirka Xanaanada Xoolah

    Xasan Aadan Wadaadid…………………….. Wasiika Dib-U-Deginta

    Wasiirk Ku-Xigeennada

    Axmed Jaambir Suldaan…………………. Ku-Xigeenka Arrimaha Gudaha

    Aadan Saxar…………………………………..Ku-Xigeenka Maaliyada

    Aadan Ruush………………………………….Ku-Xigeenka Ganacsiga

    Daahir Sheekh……………………………….. Ku-Xigeenka Gaashandhiga

     

    Xukumaddii 1993 Ilaa 1997

    Magaca                                                 Xilka

    Max’ed Ibraahin Cigaal……………………..M/Weynaha Somaliland

    C/Rahmaan Aw Cali Faarax………………M/Ku-Xigeenka Somaliland

    Deeqa Col-U-Joog……………………………Wasiirka Madaxtooyda

    Muuse Biixi Cabdi…………………………….Wasiirka Arrimaha Gudaha

    Max’ed Ismaaciil Bulaale…………………..Wasiirka Gaashandhiga

    C/Laahi Max’ed Ducaale……………………Wasiirka Maaliyada

    Cismaan C/Laahi Jaamac…………………Wasiirka Qorshaynta

    Saleebaan Maxamuud Adan………………Wasiirka Waxbarshad Iyo Ciyaaraha

    Axmed Aw Aadan……………………………Wasiiru-Dawlaha Arrimaha Dibada

    C/Laahi Giire Rooble…………………………Wasiirka Cadaaladda Iyo Dastuurka

    Yaasiin Xaaji Max’ed………………………..Wasiirka Caafimaadka

    Max’ed Cali Caateeye………………………Wasiirka Macdanta Iyo Biyaha

    Sh. A/Rahmaan Daahir……………………Wasiirka Aw-Qaafta Iyo Arrimaha Diinta

    Yuusuf Sh. Ibraahin…………………………Wasiirka Warfaafinta

    Max’ed Ibraahin Dayid…………………….Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha

    Cismaan Aadan Dool………………………Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta

    Haybe Cumar Magan…………………….. Wasiirka Beeraha Iyo Xoolaha

    Cabdi Max’ed Gaagaale…………………….. Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Gaadiidka

    Yuusuf Jaamac Buraale………………………Wasiirka Dib-U-Dejinta

    Wasiir Ku-Xigeenada

    C/Kariim Xaashi Cilmi………………………..Ku-Xigeenka Dib-U-Dejinta

    Daahir Max’ed Cismaan…………………….Ku Xigeenka Hawlaha Guud Iyo Gaadiidka

    Cawil Xaaji Cumar…………………………….Ku-Xigeenka Beeraha Iyo Xoolaha

    Max’ed Cismaan Hadi……………………….Ku-Xigeenka Waxbarashada Iyo Ciyaaraha

    Max’ed Cali Cumar………………………….. Ku-Xigeenka Ganacsiga Iyo Warshadaha

    Max’ed Cumar Aw-Nuur …………………. Ku-Xigeenka Macdanta Iyo Biyaha

    Max’ed Ibraahin Axmed………………….. Ku-Xigeenka Maaliyada

    C/Laahi Cige Muuse………………………… Ku-Xigeenka Arrimaha Gudaha

    Xasan Guure Jaamac………………………. Ku-Xigeenka Gaashaandhiga

    Axmed Xuseen Oomane………………….. Ku-Xigeenka Kalluumaysiga

    Cali cabdi coomay

    Suxufi, qoraa ah.

    B.A in journalism

    Haragaysa, Somaliland

    calicoomay@hotmail.com

    xigasho:

    Cibaarooyinka qarniga iyo cidaad jeceshahay inaad ku dayatid: Cali Qoryoolay