Hoggaanka iyo Guddiga Fulinta ee Xisbiga Kulmiye oo Tacsi u diraya Qoysaska, Qaraabada iyo Shacabka uu Ka Baxay Chief Caaqil Cabdi Maxamed Cigaal

    0

    tacsiMd. Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE
    Md. Maxamed Kaahin Axmed, Guddomiye-ku-xigenka 1aad ee xisbiga KULMIYE.
    Md. Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye), Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga.
    Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), Guddoomiye-ku-xigeenka 3-aad ee xisbiga, ahna Madaxweyne-ku-xigeenka dalka.
    Md. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle, Guddoomiye-ku-xigeenka 4-aad ee xisbiga
    Md. Xasan Siciid Yuusuf, Xoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE
    Md. Jaamac Ismaacill Cige (Shabeel), Guddoomiyaha Golaha Dhexe
    Mustafe maxamed yoonis (waxdad)
    Xildh Siciid Cilmi Rooble
    Maxamed Cabdi Iskeerse
    Dr. Idiris X. Nuur Maxamed
    Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax)
    Axmed Cabdi Dheere
    Shiine Cabdi Barkhadle
    Axmed Cumar X. Cabdillahi (Xamarje)
    Mustafe Iid Maxamed

    Dhamaantood waxay tacsi u dirayaan eheladii, qaraabadii iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland, gaar ahaana bahda dhaqanka oo ay ka tacsiyaynayaan geerida naxdinta leh ee ku timi marxuum Chief Caaqil Cabdi Maxamed Cigaal, oo ku geeriyooday shil baabuur maanta, Ilaahay marxuumka ha u naxariisto, eheladii iyo qarabadiina samir iyo iiman haka siiyo.

     

    AAMIIN…AAMIN…AAMIN

     

    Xoghayha guud ee xisbiga kulmiye