Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Xaaji AyaaTafaasiil Ka Bixiyey Mootooyin Loogu Talo-galay Galbinta Madaxwaynaha Iyo Maamuska Madaxda-Dhageyso

    0

    Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta soo bandhigay afar mooto oo cusub, kuwaasi oo loogu in Maamuus ahaan u hor iyo dabagalaan mararka uu safarka u baxayo.

    Mooto-4

    Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, ayaa sheegay in dhalinyarada askarta ee ku shaqeyn doona mootooyinkan loo dirayo dal ka mid ah Yurub, si u soo bartaan baratakoolka iyo maamuuska Madaxda.

    Mooto-2 Mooto-1

    Halkan Ka Dhageyso

     

     

     

    Somalilandpost.net

    Hargeysa/Somaliland