Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Kula Tukaday Salaadii Jimce Masaajidka Cali Mattaan+Sawirro

    0

    Hargaysa(SLPOST) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta salaadii Jimcaha kula tukaday Boqolaal dadweyne ah Masjidul Cali Mataan ee Magaalada Hargeysa.

    cccc9

    Madaxweynaha oo aan wadan wax baabuur ciidan ah ama Baabuurtiisa Khaaska ah balse wata Laba gaadhi oo shiciba ayaa mar keliya ay dadkii masjidka ku tukanaayey ku War heleen  iyaga oo markii salaada laga soo baxay isugu soo ururay Barxada weyn ee Masjidka Cali Mataan.

    Madaxweynaha saladaa jimce ee uu kula tukaday shabcka reer hargeysa majidka cali mataan

     

    dddd29

    Waxaa ku wehelinayay masuuliyiinta kalaha wasiirka arrimaha dibadab maxamed biixi yoonis iyo taliyaha ciidanka booliska c/laahi fadal iimaan xildhibaam nacnac taliye ku xigeenka booliska c/rixmaan liibaan fooxle iyo maareeyaha TVga Qaranka Khadar cali gaas.

    Madaxweynha siilaanyo ayaa salaadii jimce ka dib socod gaaban ku dhex maraya suuqa weyn ee hargeysa qeyba ka mida

     

    WWWW6

    Madaxweyne Siilaanyo Markii uu soo dhamaystay  Socdaalkani kadiska ah waxa uu dib ugu laabtay  Qasriga Madaxtooyada Somaliland

     aaaaa2 qqqq4

     Somalilandpost.net

    Hargeysa/Somaliland

    Hargeysa/Somaliland