Hargaysa (SLpost) Waa Hees si dhaba uga hadlaysa kuna socota Wariyayaasha iyo dhamaanba Bahda Saxaafada Dhabta ah.
Muxuu Yidhi Abwaanku
Waxaan wariye Xora
Wariye wariye Xuuraama
oo waraysta xogtaan ahoo
dad iyo xoolaba ka qora
xaqoodo la duudsiyoo
Xaqiiqada raadiyee

Somalilandpost.net
Hargaysa

