DHEGAYSO: “Haddii Mar Dambe layga Caayo (Tv-ga Qaranka), Iga Wallee aanu Hargeysa ku ooli doonin” – Faysal Cali Waraabe

    0

    Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa xukuumada madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay habdhaqanka ay kula macaamisho warbaahinta madaxa-bannaan.

    FAYSAL-NEWONEGuddoomiye Faysal oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa uu taabtay nidaam-xumo ka jirta xukuumaddiisa.

    DHEGAYSO hadalka Faysal Cali Waraabe